Xeer-hoosaadka Guddiga-hawlwwdka Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda (Taskforce Committe) · 2024In force

Article 11

Qodobka 11aad

Original Somali text, quoted word for word

Luminta iyo Buuxinta Xubinimada Guddida 1. = Xubinta Guddidu waxay luminaysaa xubinnimadeeda; - b) Hadii ay jabiso mid ka mid ah iyo in ka badan shuruudihi lagu soo xulay. t) Haddii xilka u gudan kari waayo/waydo karti darro, ama caafimaad darro awgeed. j) Haddii ay ku timaado geeri x) Haddii xubintu is casisho. 2. Waxa buuxinta xubintaas loo raacayaa habka xubinta guddida banaysay ay guddida ku timid.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-hoosaadka-guddiga-hawlwwdka-xisbiyada-qaranka-iyo-ururrada-siyaasadda-taskforce-committe/qodobka-11

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
10Ask about this article12