Xeer-hoosaadka Guddiga-hawlwwdka Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda (Taskforce Committe) · 2024In force

Article 10

Qodobka 10aad

Original Somali text, quoted word for word

Reebannaan Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa u madaxbanaan maamulidda tyo ka garsooridda arrimaha doorashooyinka. Sidaa daraadeed, waxaa ka reeban Guddida in ay awaamiir siiso Komishanka iyo in ay ku xad-gudubto, farogalina ku samayso awoodaha uu sharcigu siyay. {= [yearns |) 2 —4— ((S¥ py Yrs) NORE Ry OM SO, Sif ag a Ps a0 a ORY 4

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-hoosaadka-guddiga-hawlwwdka-xisbiyada-qaranka-iyo-ururrada-siyaasadda-taskforce-committe/qodobka-10

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
9Ask about this article11