Xeer-Nidaamiyaha La Dagaalanka Kootarabaanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 9aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
: badeecadaha mamnuuca ah ama la joojiyay a. Badeecad la mamnuucay ama la joogiyay si xeerarka dalka waafaqsan cidkastoo dalka soo galisa ama ku gacan siisay waxay gashay dambi, waxaana dacwadiisa loo gudbinayaa Xafiiska Xeer Ilaalinta iyo Maxkamadda awooda u leh dhagaysiga dacwadiisa. b. Qofkasta oo lagu qabto fal-dambiyadan waxaa la xukumayaa ciqaabta uu dhigayo Qodobka 184 ee Xeer Lr. 73/2016.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-la-dagaalanka-kootarabaanka/qodobka-9