Xeer-Nidaamiyaha La Dagaalanka Kootarabaanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 11aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
: Habka Maxkamad gaynta 1. Habka Maxkamad gaynta waxaa loo raacayaa Xeerka Habka Ciqaabta, waxaana Ciidanka Ilaalada Cashuuraha laga rabaa in ay diyaariyaan wax kasta oo looga baahan yahay dacwad ciqaab ah. 2. Waxaa ku waajiba masuuliyiinta Wasaarada Horumarinta Maaliyada inay ka gacansiiyaan Ciidanka Ilaalada Cashuuraha sidii ay u gudan lahaayeen waajibaadkooda shaqo. Qod obka 12aad: dhaqangalka Xeernidaamiyaha Xeerkan wuxuu dhaqangelayaa maalinta uu saxeexo Wasiirka Wasaarada Horumarinta Maaliyada. -6-
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-la-dagaalanka-kootarabaanka/qodobka-11