Xeer-Nidaamiyaha La Dagaalanka Kootarabaanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 4aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

: - Xadka Adeegsiga Xadka adeegsiga Xeernidaamiyahan waxa uu ku eg yahay badeecadaha kootarbaanka lagussoo qabto, kootarbaanlayda sidatay badeecadaha kootarabaan iyo gaadiidka lagu siday si waafaqsan Xeerka kastamada Xeer lr 73/2024 -2-

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-la-dagaalanka-kootarabaanka/qodobka-4
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
3Weydii qodobkan5