Xeer-Nidaamiyaha La Dagaalanka Kootarabaanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 2aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Qeexitaanka Erayga Kootarabaan Erayga Kootarabaan: waa badeecad kasta oo aan cashuurneyn oo dalka gudihiisa la soo geliyay ama laga saarayo tab iyo xeel kasta ha isticmaale. Sidoo kale waxaa lagu qeexaa erayga “Koontarabaan” waa badeecad la soo dejiyay ama la dhoofiyay ama laga qaaday xadka barxada kastamka Soomaaliland, iyadoo lagala dhuumanayo si badheedh ah cashuurta ku waajibtay.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-la-dagaalanka-kootarabaanka/qodobka-2