Xeer-Nidaamiyaha La Dagaalanka Kootarabaanka · 2024In force

Article 9

Qodobka 9aad

Original Somali text, quoted word for word

: badeecadaha mamnuuca ah ama la joojiyay a. Badeecad la mamnuucay ama la joogiyay si xeerarka dalka waafaqsan cidkastoo dalka soo galisa ama ku gacan siisay waxay gashay dambi, waxaana dacwadiisa loo gudbinayaa Xafiiska Xeer Ilaalinta iyo Maxkamadda awooda u leh dhagaysiga dacwadiisa. b. Qofkasta oo lagu qabto fal-dambiyadan waxaa la xukumayaa ciqaabta uu dhigayo Qodobka 184 ee Xeer Lr. 73/2016.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-la-dagaalanka-kootarabaanka/qodobka-9

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
8Ask about this article10