Xeer-Nidaamiyaha La Dagaalanka Kootarabaanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 8aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

: badeecada iyo gaadiidka laga cararay Marka gacanta lagu dhigo badeecad kootarabaan ah iyo gaadiidkii lagu sidayba, kana cararo qofkii waday, sidoo kalena la waayo cidii lahayd, lana soo doonan waayo mudo bil ah kadib, waxaa ciidanka ilaalada cashuuruhu ka soo diyaarinayaan galdacwadeed si waafaqsan Xeerka Habka Ciqaabta, Xeerka Ciqaabta Guud iyo Xeer Lr. 73/2016, waxay u soo gudbinayaan hayadaha ay khusayso.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-la-dagaalanka-kootarabaanka/qodobka-8
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
7Weydii qodobkan9