Xeer-Nidaamiyaha La Dagaalanka Kootarabaanka · 2024In force
Article 8
Qodobka 8aad
Original Somali text, quoted word for word
: badeecada iyo gaadiidka laga cararay Marka gacanta lagu dhigo badeecad kootarabaan ah iyo gaadiidkii lagu sidayba, kana cararo qofkii waday, sidoo kalena la waayo cidii lahayd, lana soo doonan waayo mudo bil ah kadib, waxaa ciidanka ilaalada cashuuruhu ka soo diyaarinayaan galdacwadeed si waafaqsan Xeerka Habka Ciqaabta, Xeerka Ciqaabta Guud iyo Xeer Lr. 73/2016, waxay u soo gudbinayaan hayadaha ay khusayso.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-la-dagaalanka-kootarabaanka/qodobka-8