Xeer-Nidaamiyaha La Dagaalanka Kootarabaanka · 2024In force
Article 4
Qodobka 4aad
Original Somali text, quoted word for word
: - Xadka Adeegsiga Xadka adeegsiga Xeernidaamiyahan waxa uu ku eg yahay badeecadaha kootarbaanka lagussoo qabto, kootarbaanlayda sidatay badeecadaha kootarabaan iyo gaadiidka lagu siday si waafaqsan Xeerka kastamada Xeer lr 73/2024 -2-
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-la-dagaalanka-kootarabaanka/qodobka-4