Xeer-Nidaamiyaha La Dagaalanka Kootarabaanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 3aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

: -Ujeedada Xeernidaamiyahan Xoojinta Fulinta qodobada sharci ee la xidhiidha kootarabaan Inuu qeexo masuuliyadaha Hay’addaha kala duwan ee ku lugta leh la dagaalanka kootarabaanka Xoojinta wadashaqaynta hayadaha ku shaqada leh la dagaalanka kootrabaanka gaar ahaan cashuur-la baxsiga iyo iwm

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-la-dagaalanka-kootarabaanka/qodobka-3
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
2Weydii qodobkan4