Xeer-Nidaamiyaha La Dagaalanka Kootarabaanka · 2024In force

Article 3

Qodobka 3aad

Original Somali text, quoted word for word

: -Ujeedada Xeernidaamiyahan Xoojinta Fulinta qodobada sharci ee la xidhiidha kootarabaan Inuu qeexo masuuliyadaha Hay’addaha kala duwan ee ku lugta leh la dagaalanka kootarabaanka Xoojinta wadashaqaynta hayadaha ku shaqada leh la dagaalanka kootrabaanka gaar ahaan cashuur-la baxsiga iyo iwm

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-la-dagaalanka-kootarabaanka/qodobka-3

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
2Ask about this article4