Xeer-Nidaamiyaha La Dagaalanka Kootarabaanka · 2024In force

Article 10

Qodobka 10aad

Original Somali text, quoted word for word

: Habka ogaysiiska iyo macluumaadka foomka ogaysiiska Macluumaadka Foomka ogaysiisku wuxuu noqonayaa mid qoraal ah, kana kooban ugu yaraan sadex koobi, waxaa ugu muhiimsan in lagu qoro; -5- a. Macluumaadka Badeecada kootarabaanka ah ee laqabtay. b. Xiliga la qabtay iyo sarkaalka/saraakiisha qabtay. c. Macluumaadka gaadiidka siday kootarabaanka. d. Qiimaha lacageed ee cashuurta ku waajibtay iyo ganaaxa la saaray ee laga rabo oo sababaysan. e. Masuulka uu ku socdo qoraalkan ogaysiinka oo laga saxeexayo, hadii uu diido saxeexana, waa in lagu cadeeyaa diidamadaa.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-la-dagaalanka-kootarabaanka/qodobka-10

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
9Ask about this article11