Article 9
Qodobka 9aad
Original Somali text, quoted word for word
: - Cashuur dhaafka ku saleysan heshiisyada caalamiga ah 4.0 Sida ku cad qodobka 29-aad ee Sharciga Socdaalka ee Somaliland ee Xeer Lr. 72 / 1995 iyo Heshiiska Vienna ee Xiriirka Dibloomaasiyadeed (1961), dadka soo socda waa laga cafiyey khidmada ruqsada ogolaanshaha dal ku galka; a) Dadka sita Baasaboorka Dibloomasiga ah (Baasaboorro casaan ah); —16— b) Dadka sita Baasaaboorada Qaramada Midoobay; c) Dibloomaasiyiin u dhashay Somaliland ee sita baasaboorka ee SL (Casaanka ah); iyo d) Shaqaalaha dowladda ee haysta Baasaaboorka shaqaalaha dawladda e) kuwo kale ee dawladda ogolaansho gaar ah ku siiso