Xeer-nidaamiyaha Cashuur-dhaafka · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 10aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

: - Xeerka la tirtiray 1. Waxaa la tirtiray hagaha dhammayska tiran ee cashuur dhaafka Lr. 01/2020 Iyo 2. Qodobada 345 iyo 346 ee xeer nidaamiyaha kastamka Xeer, Lr. 03/2019

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-cashuur-dhaafka/qodobka-10
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
9Weydii qodobkan11