Xeer-nidaamiyaha Cashuur-dhaafka · 2023Wuu shaqeeyaa
Qodobka 5aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
: - Xadka Xeernidaamiyehan Xeernidaamiye hani, waxaa lagu Maamuli doonaa shuruudaha looga baahan yahay Cashuur-dhaafka badeecaddaha la soo dejiyo, kuwa la dhoofiyo iyo cashuurdhaafyada kale ee ku xusan Xeerarka dhaqangalka ah. —4— CUTUBKA LABAAD: CASHUUR DHAAFKA KASTAMADA