Xeer-nidaamiyaha Cashuur-dhaafka · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 2aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

: - Magaca xeer nidaamiyahan Xeernidaamiyaha, waxaa loogu yeedhaa Xeernidaamiyaha Canshuur-Dhaafka, Xeernidaamiye No. 01/2023, waxaanu dhaqan gelidoonaa marka uu saxeexo Wasiirku laguna soo saaro faafinta daabacaadda rasmiga ah.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-cashuur-dhaafka/qodobka-2
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
1Weydii qodobkan3