Xeer-nidaamiyaha Cashuur-dhaafka · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 7aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

: - Cadaymaha iyo Dokumentiga looga baahanyhay cidda xaq u leh Cashuur Dhaaf Cadaymaha iyo Dokumentiga looga baahanyhay cidda xaq u leh Cashuur Dhaaf waa sidan hoos ku xusan: - a) Bill of Lading, Airway Bill & Consignment note (Warqada rarka (Bad, Cir & Barriga) b) (Invoice) Qaansheeg c) Packing list (Tira koobka noocyada alaabta) d) Request letter from line Ministry (Codsiga Wasaaradda ay khuseyso) e) Health & physio-sanitary certificate (Warqada Caafimaadka) f) Tax clearance certificate (Warqada Cashuur la'aanta) g) Valid licence or registration certificate (Liisan sharci ah ama diiwaangelinta) h) Special permit for restricted goods (Ogolaansho gaar ah) —14— i) Special agreement with Somaliland government (Heshiish Gaar ah oo Somaliland dhinac ka tahay) j) Delivery order (D/O)

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-cashuur-dhaafka/qodobka-7
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
6Weydii qodobkan8