Xeer-nidaamiyaha Cashuur-dhaafka · 2023Wuu shaqeeyaa

Qodobka 5aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

: - Xadka Xeernidaamiyehan Xeernidaamiye hani, waxaa lagu Maamuli doonaa shuruudaha looga baahan yahay Cashuur-dhaafka badeecaddaha la soo dejiyo, kuwa la dhoofiyo iyo cashuurdhaafyada kale ee ku xusan Xeerarka dhaqangalka ah. —4— CUTUBKA LABAAD: CASHUUR DHAAFKA KASTAMADA

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-cashuur-dhaafka/qodobka-5
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
4Weydii qodobkan6