Xeer-nidaamiyaha Cashuur-dhaafka · 2023Wuu shaqeeyaa
Qodobka 4aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
: -Fasiraadda Xeernidaamiye Xeernidaamiyehani, waxaa loo fasiri doonaa guud ahaan si waafaqsan Shareecada Islaamka iyo Dastuurka Dalka, gaar ahaan, Xeer Kastamada, Xeer Lr. 73/2016, iyo Xeer nidaamiyaha Dhismaha wasaaradaha iyo Hay’ayadaha xukuumadda Xeernidaamiye Lr. 01/2018 iyo Xeerarka kale ee xidhiidhka tooska la leh.