Xeer-nidaamiyaha Cashuur-dhaafka · 2023In force

Article 4

Qodobka 4aad

Original Somali text, quoted word for word

: -Fasiraadda Xeernidaamiye Xeernidaamiyehani, waxaa loo fasiri doonaa guud ahaan si waafaqsan Shareecada Islaamka iyo Dastuurka Dalka, gaar ahaan, Xeer Kastamada, Xeer Lr. 73/2016, iyo Xeer nidaamiyaha Dhismaha wasaaradaha iyo Hay’ayadaha xukuumadda Xeernidaamiye Lr. 01/2018 iyo Xeerarka kale ee xidhiidhka tooska la leh.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-cashuur-dhaafka/qodobka-4

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
3Ask about this article5