Xeer-nidaamiyaha Cashuur-dhaafka · 2023In force
Article 11
Qodobka 11aad
Original Somali text, quoted word for word
: - Dhaqangalka Xeer-nidaamiyahani wuxuu dhaqan -gelayaa ka dib marka uu saxeexo Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland. ALLAA MAHAD LEH Dr. Sacad Cali Shire Wasiirka Horumarinta Wasaaradda Maaliyadda —17—
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-cashuur-dhaafka/qodobka-11