Hagaha Sumadda iyo Nidaamka War-Isgaadhsiinta · 2026In force

Article 9

Qodobka 9aad

Original Somali text, quoted word for word

: Shaambadaha Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dastuurku Dhisay 1. Shaambadaha Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dastuurku dhisay waxay nogonayaan qaab goobo ah (circular), 00 leh wareeg dhammaystiran (360°). 2. Badhtamaha shaambadda waxa ku yaalla Astaanta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, haddii aanu xeer gaar ahi si kale u dhigin. 3. Qoraalka “Jamhuuriyadda Somaliland” waxa lagu qorayaa xaga sare ee shaambadda, isaga 00 loo dhigayo qaab wareeg ah. 4. Xaga hoose ee shaambadda waxa lagu qorayaa magaca Wasaaradda ama Hay’adda. 9. Midabka khadka shaambadaha Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dastuurku dhisay waxa uu noqonayaa doog (green). 6. Midabka qalinka saxeexa ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dastuurku dhisay waxa uu nogonayaa buluug (blue), marka laga reebo Hantidhawraha Guud oo xeer gaar ahi u jideeyey in uu adeegsado midabka doogga ah. ae ‘ QF LO4™N P = \President)> “ iy 9

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-sumadda-iyo-nidaamka-war-isgaadhsiinta/qodobka-9

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
8Ask about this article10