Hagaha Sumadda iyo Nidaamka War-Isgaadhsiinta · 2026In force

Article 8

Qodobka 8aad

Original Somali text, quoted word for word

: Shaambadaha Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka 1, Shaambadaha Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland waxay nogonayaan gqaab goobo ah (circular), oo leh wareeg dhammaystiran (360°). 2. Badhtamaha shaambadda Madaxweynaha waxa ku goran ‘Madaxweynaha’. 3. Qoraalka “Jamhuuriyadda Somaliland” waxa lagu qorayaa wareegga shaambadda, isaga 00 loo dhigayo qaab wareeg ah 00 ka bilowda xagga sare. 4. Badhtamaha shaambadda madaxweyne ku xigeenka waxaa ku taalla astaanta qaranka 5. Wareegga sare ee shaambadda madaxweyne ku xigeenka waxaa ku qoran “Jamhuuriyadda Somaliland”. 6. Wareegga hoose ee Shaambadda Madaxweyne-ku-xigeenka waxa ku qoran “Madaxweyne ku-xigeenka’”. 7. Midabka khadka shaambadda Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenku waxa uu nogonayaa bunni. 8. Qalinka saxeexa Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenku waxa uu nogonayaa midab bunni ah.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-sumadda-iyo-nidaamka-war-isgaadhsiinta/qodobka-8

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
7Ask about this article9