Hagaha Sumadda iyo Nidaamka War-Isgaadhsiinta · 2026In force
Article 7
Qodobka 7aad
Original Somali text, quoted word for word
: Nidaamka war-isgaadhsiinta ee xukuumadda; 1. Dhammaan war-isgaadhsiinta khusaysa siyaasadaha iyo ololayaasha heer qaran, iyo xaaladaha xasaasiga ah ee yeelanaya saamayn heer garan ah, ee wasaaradaha iyo hay’adaha dawladdu ay la wadaagayaan dadweynaha, waxa ay marayaan xafiiska La-taliyaha madaxweynaha ee war-isgaadhsiinta istaraatijiga ah, ka hor inta aan bulshada loo gudbin. Si loo hubiyo waafagsanaanta siyaasadda iyo sumadda xukuumada. ' OF SON a LY \ Le. by a. \f resiaent)= A o.\ z ‘oN ie 8
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-sumadda-iyo-nidaamka-war-isgaadhsiinta/qodobka-7