Hagaha Sumadda iyo Nidaamka War-Isgaadhsiinta · 2026Wuu shaqeeyaa
Qodobka 6aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
: Afka War-isgaadhsiinta ee Xukuumadda 1. Afka (Luugadda) Rasmiga ah ee war-isgaadhsiinta (Xidhiidhka) ay xukuumaddu la wadaagayso dadweynaha ama ay hay’adaha xukuumaddu ku xidhiidhayaan waa Af-Soomaaili. 2. Af Carabiga, Ingiriisiga iyo afafka kale waxaa loo adeegsan karaa war- isgaadhsiinta (Xidhiidhka) leh dabeecad calami ah, ama marka sababo sharci ay gasbayaan in af kale la adeegsado.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-sumadda-iyo-nidaamka-war-isgaadhsiinta/qodobka-6