Hagaha Sumadda iyo Nidaamka War-Isgaadhsiinta · 2026In force

Article 6

Qodobka 6aad

Original Somali text, quoted word for word

: Afka War-isgaadhsiinta ee Xukuumadda 1. Afka (Luugadda) Rasmiga ah ee war-isgaadhsiinta (Xidhiidhka) ay xukuumaddu la wadaagayso dadweynaha ama ay hay’adaha xukuumaddu ku xidhiidhayaan waa Af-Soomaaili. 2. Af Carabiga, Ingiriisiga iyo afafka kale waxaa loo adeegsan karaa war- isgaadhsiinta (Xidhiidhka) leh dabeecad calami ah, ama marka sababo sharci ay gasbayaan in af kale la adeegsado.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-sumadda-iyo-nidaamka-war-isgaadhsiinta/qodobka-6

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
5Ask about this article7