Hagaha Sumadda iyo Nidaamka War-Isgaadhsiinta · 2026Wuu shaqeeyaa

Qodobka 5aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

: Nooca iyo Cabbirka Farta Qoraalka; 1. Nooca farta ay xafiisyada madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenku u adeegsanayaan qoraallada Af-soomaaliga iyo afafka kale ee ku goran xuruufta Laatiinku, waxa ay nogonaysaa: B. Farta ‘Book Antiqua’ 00 loo adeegsanayo cinwaannada iyo qoraallada gudaha gelaya (Body) labadaba. 2. Nooca farta qoraalada af Carabiga ah ee ay adeegsanayaan xafiisyada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenku waxa ay nena FG ; B. “Times New Roman’ 00 loo adeegsanayo cinwaannada iyo goraallada gudaha (Body) labadaba 3. Cabbirka farta qoraallada xafiisyada madaxweynaha iyo ku xigeenka ee guduhu (Body) waa 12pt ilaa 14pt; cabbirka ciwaanaduna waa 12pt ilaa 16pt; cabbirka u dhexeeya laymankuna (Line Spacing) waa 1.15pt ilaa 1.40pt 4. Dhammaan Wasaaradaha iyo Hay’adaha Xukuumaddu gqoraalladooda rasmiga ah, waxa ay u adeegsanayaan far iyo cabbir midaysan. 9. Nooca farta ay wasaaradaha iyo dhammaan hay’adaha xukuumaddu u adeegsanayaan qoraalada Af-Soomaaliga iyo afafka kale ee ku goran xuruufta Laatiinku, waxay nogonayaan: B. Farta “Garamond” oo loo adeegsanayo cinwaannada iyo qoraallada gudaha gelaya (Body) labadaba. 6. Nooca farta goraalada Af-Carabiga ahi waxa ay nogonaysaa: B. Times New Roman oo loo adeegsanayo cinwaannada iyo goraallada gudaha (Body) labadaba 7. Cabbirka farta qoraallada ee guduhu (Body) waa 12pt ilaa 14pt; cabbirka ciwaanaduna waa 12pt ilaa 16pt; cabbirka u dhexeeya laymankuna (Line Spacing) waa 1.15pt ilaa 1.40pt

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-sumadda-iyo-nidaamka-war-isgaadhsiinta/qodobka-5
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
4Weydii qodobkan6