Hagaha Sumadda iyo Nidaamka War-Isgaadhsiinta · 2026In force

Article 2

Qodobka 2aad

Original Somali text, quoted word for word

: Midabbada Gaarka u ah Hay’adaha Xukuumadda; 1. Xafiiska Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka, iyo Hay’adaha Xukuumadda gayb kasta 00 waxa loo qoondeeyay midab ka mid ah Midabbada Rasmiga ah ee Xukuumadda, kaasi 00 nogonaya astaanta muuqaalka ee hay’adahaasi. 2. Hay’adaha xukuumaddu waa inay u isticmaalaan midabka loo qoondeeyay dhukumantiyada rasmiga ah, saxeexyada, shaambadaha, iyo war-isgaadhiinta. 3. Midabada rasmiga ah iyo hay’adaha loo qoondeeyay waxa ay noqonaayaan sida ku xusan shaxdan hoose. Magaca hay’adda Midabka u gaarka ah Xafiiska Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Bunni Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dastuurku Dhisay Doog Hay’ adaha kale ee Xukuumadda Casaan

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-sumadda-iyo-nidaamka-war-isgaadhsiinta/qodobka-2

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
1Ask about this article3