Hagaha Sumadda iyo Nidaamka War-Isgaadhsiinta · 2026In force
Article 18
Qodobka 18aad
Original Somali text, quoted word for word
: Dib-u-eegis iyo Wax-ka-beddel iyo Kaabis Xafiiska La-taliyaha Madaxweynaha ee War-isgaadhsiinta iyo xidhiidhka dadweynaha (Strategic Communication and public Engagement) isaga 00 la kaashanaya cidda ay khuseyso ayaa Hagahan dib-u-eegis ku samayna marka loo baahdo, ama ugu badnaan labadii sanno hal mar, si loo hubiyo in uu weli la jaanqaadayo baahiyaha dawladda, F horumarka maamulka iyo hababka casriga ah ee sumadaha iyo war-isgaadhsiinta nidaamka dawladeed, si uu ugu sameeyo kaabista, wax-ka-beddelka iyo cusboonaysiinta loo baahdo. ( a & | DHAMMAAD (2 'President)=} » iS ae « 14
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-sumadda-iyo-nidaamka-war-isgaadhsiinta/qodobka-18