Article 16
Qodobka 16aad
Original Somali text, quoted word for word
: Gaabinta Magacyada Dhukumantiyada 1. Dhukumanti kasta 00 aan magaciisa halkan lagu xusin, soo gaabintiisa waxaa xukuumadda oo dhan u abuuraysa wasaaradda madaxtooyada (Waaxdeeda Arkiifiyada) 00 la kaashanaysa lataliyeyaasha madaxweynaha ee sharciga iyo war- isgaadhsiinta Istaraatiga ah. 2. Soo gaabinta uu xeer sameeyey, ama af Soomaaliga aad ugu shaac baxday, sideeda ayaa loo qaadanayaa, (Tusaale Ujeeddo - Uj / Fiiro Gaar ah - FG) 3. Dhukumantiyada madaxweyne ku xigeenka ka soo baxa gaabintoodu waxa ay la mid tahay dhukumantiyada madaxweynaha 00 lagu daray xarafka “KX” A a a ~ s ie en ee ee —— Wareegto Madaxweyne - Xil-ka-Qaadis |WM-XQ___i Xeer <a fe ae Xeer Hoosaad Xeer Madaxweyne : eM Xeer Nidaamiye ae Go’aan Madaxweyne ee a i nal Go’aan Golaha wasiirrada GN-GW Wareegto Wasiir Diiwaangelin (Registration Amar Amar Madaxweyne US ee ae aa ee (I oe SE oS ——— | Wargelin ee XSN Tixraac Ujeedo Taariikh Fiiro gaar ah IST BNJ i ia ee ae fe Ky Sn Sis A NO ee Oe ee ee