Hagaha Sumadda iyo Nidaamka War-Isgaadhsiinta · 2026In force

Article 13

Qodobka 13aad

Original Somali text, quoted word for word

: Kaadhka Cinwaanka Shaqgada (Business Card) 1. Kaadhka cinwaanka shagada (Business Card) ee masuuliyiinta iyo hawlwadeennada hay’adaha xukuumaddu waa in uu noqdaa mid midaysan oo waafaqsan astaanta iyo aqoonsiga muuqaalka (visual identity) ee hay’adda uu ka socdo. 2. Kaadhku waa in uu ka koobnaadaa: a) Astaanta Qaranka, b) Magaca hay’adda; c) Magaca gofka d) Xilka rasmiga ah e) Lambarka talefanka shagada; f) limaylka shaqada; g) Ciwaanka (Address) hay’adda (haddii loo baahdo). 3. Midabka iyo qaabka cinwaanka (Heading) kaadhku waa in ay waafaqsanaadaan midabbada rasmiga ah ee hay’adda.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-sumadda-iyo-nidaamka-war-isgaadhsiinta/qodobka-13

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
12Ask about this article14