Hagaha Sumadda iyo Nidaamka War-Isgaadhsiinta · 2026Wuu shaqeeyaa
Qodobka 10aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
: Shaambadaha Hay’adaha Kale ee Xukuumadda 1. Shaambadaha Hay’adaha kale ee Xukuumaddu waxay noqonayaan qaab goobo ah (circular), 00 leh wareeg dhammaystiran (360°). 2. Badhtamaha shaambadda waxa ku yaalla Astaanta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, haddii aanu xeer gaar ahi si kale u dhigin. 3. Qoraalka “Jamhuuriyadda Somaliland” waxa lagu qorayaa xaga sare ee shaambadda, isaga 00 loo dhigayo qaab wareeg ah. 4. Xaga hoose ee shaambadda waxa lagu gorayaa magaca Hay’adda, 5. Midabka khadka shaambadda iyo qalinka saxeexa ee Hay’adahani waxa ay nogonayaan midab Casaan ah.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-sumadda-iyo-nidaamka-war-isgaadhsiinta/qodobka-10