Qodobka 1aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Midabbada Rasmiga ah ee Xukuumadda; 1. Midabada rasmiga ah ee xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland astaanta u nogonaya waa shanta midab ee ku xusan Dastuurka ee ay leeyihiin astaanta garanka iyo Calanka jamhuuriyadda Somaliland, kuwaas 00 kala ah midabbada Bunniga, Doogga, casaanka, caddaanka iyo Madowga; sida ka muugata jaantuska hoose; Pantone Pantone Pantone Pantone Pantone 2021¢ 348C 485C White C Black C My 487.3 Merk La CMY 81. 87.1 CMYK 0,0,0,0 M Hex Code Hex Cocte Hex Code Hex Code Hex Code #9D4815 #00843D #DA291C #FFFFFF #9D4815 2. Midabada rasmiga ah ee xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland waxay yeelanayaan miisaanka ama Cabbirka (Code) midabka ee ku xusan jaantuska faqradda laad ee Qodobka 1aad, 3. Afarta midab ee Bunniga, Akhtarka, Casaanka iyo madowga, mid kasta waxa raaci kara ama halkiisa lagu beddelan karaa midabbada ka farcama (hadhkiisa) sida ka muugata jaantuskan hoose. Pantone Pantone Pantone Pantone 2021C 348 C 485 C Black C 2] Q =) Fs ° oa a = = S 3 3 ‘e F 5 4 OF SOy ts AS) \ = President z) wD. S75